Faahfaahin: Dagaalo culus oo ka dhacay Buur-dhuubo iyo Saraakiil ka hadashay

Ciidamada Xooga dalka ee ku sugan degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo ayaa fashiliyay weerar ay magaaladaa ku soo qaadeen kooxda Al-shabaab sida uu sheegay Taliyaha amniga magaalada Buurdhuubo Nuur Kediye Ibraahim Hawlgalkaas ayuu taliyuhu sheegay iney ka hor tageen ururka 48-aad ee ciidanka xoogga dalka, isagoo xusay iney u gaysteen khasaare kale duwan. Taliyaha amniga … Continue reading Faahfaahin: Dagaalo culus oo ka dhacay Buur-dhuubo iyo Saraakiil ka hadashay